Title
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Title
Subtitle
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Subtitle
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Login
Search
Heading h1
Heading h2
Heading h3
Paragraph text
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.
Bulleted list
Ordered list
- Link 1
- Link 2
- Fact 1
- Fact 2
Text orientation
Text left.
Text center.
Text right.
Image
(text align left)
Here is place for text.

Here is place for text.
Image
(text align right)
Here is place for text.

Here is place for text.
Text link
Here is a link.
Image link
Text as in image sections above.

Text as in image sections above.
Wararka Maanta
CIIDAMADA BADBAADADA MIDNIMADA HIIRAAN OO LA WAREEGAY GACAN KU HAYNTA MAGAALADA B/WEYNE.
Talaado 26 Jan 2010 (SSG) Wararka sakayto naga soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in mar kale ciiidamada badbaadada midnimada Hiiraan ay la wareegeen gacan ku haynta magalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan.
Kadib markii maalmahii la soo dhaafay ciidamada badbaadada midnimada Hiiraan iyo suna waljamaaca oo dhinac ah iyo xisbul Islan iyo Al-Shabaab oo dhinac ah uu digaal culus ku dhaxmarayey banaanka magalaada, ayaa waxaa saakayto u suurta gashay ciidamada badbaadada midnimada Hiiraan in ay la wareegaan gacan ku haynta magaalada.
Xisbul islan iyo As-Shabaab ay u carareen dhinaca qoraxsinka magaalada sidii caadiga u aheyd, halkaas oo leygeystay qasaaro aad iyo aad u faraban, inta meed kooda uu wali yaalo jidadka magaalad waxaana lagu qiyaasay ilaa 110 ruux, qaar kamid ahna waa nolol ayaa lagu qabtay igoo dhaawac ah, waxaa kaloo laga qabsaday labo tikniko ah, dhinaca ciidamada badbaadada iyo suna waljamaaca waxaa ka dhintay 6 ruux Alaha u naxariisto, waxeyna u dhinteen iyagoo difaacaya guryahoodiii, dhulkoodii iyo dadkoodiii, janadii ALAHA KA WARAABIYO.
K.M.CALI
SOMSALGROUP.COM