Waraka maanta

 

SHIRKA BADBAADADA MIDNIMADA XAWAADLE

20 DECEMBER 2009 Waxaa magalada London ka dhici doono shir ay beesha Xawaadle ugu wada hadli doonaan arimaha xasaasiga ah ee ka taagan Gabaolka Hiiraan.

Shirkaas oo ka dhici doono Gwenneth Rickus Building, 240-250 Brentfield Road, London, NW10 8HE.

Shirkaas oo ay soo abaabuleen gudiga badbaadda midnimada Xawaadle iyo gudiga aqoonyahanada beesha Xawaadle.