Wararka Maanta

Shirka Soomaalida ee Turkey

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa ku sugan ergooyinka ka qayb galaya shirweynaha Soomaaliya oo ay qaban qaabisay dawladda Turkiga, Qaramada Midoobayna ay ay taageereyso.
Shirweynahan oo bari rasmi ahaan u furmaya wuxuu ku saabsan yahay xasilooni la'aanta Soomaliya, si wax looga qaban dhinaca maalgshiga iyo horumarinta.
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh Ahmed iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban-ki Moon ayaa ka mid ah madaxda ka qayb galeysa shirka Soomaaliya looga hadlaayo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

=======================================================================