Title
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Title
Subtitle
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Subtitle
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Login
Search
Heading h1
Heading h2
Heading h3
Paragraph text
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.
Bulleted list
Ordered list
- Link 1
- Link 2
- Fact 1
- Fact 2
Text orientation
Text left.
Text center.
Text right.
Image
(text align left)
Here is place for text.

Here is place for text.
Image
(text align right)
Here is place for text.

Here is place for text.
Text link
Here is a link.
Image link
Text as in image sections above.

Text as in image sections above.
Wararka Maanta
Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo shir jaraa'id u qabtay warbaahinta Muqdisho ayaa cambaareeyay shaqo-joojintii ay ku dhawaaqday Hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP.
Khamiis, 7 Jan. 2010 (SSG). Sheekh Cali Dheere wuxuu sheegay in shaqo joojinta ka soo yeertay WFP ee ahayd inay shaqadii ay ka hayeen koonfurta Soomaaliya ay uga tageen sababo dhanka ammaanka ah iyo lacag laga qaado ayaa ku tilmaamay kuwo been ah oo lagu dacaayadeynayo ururkooda.
"WFP waxay sheegtay in sababo la xiriira ammaanka ay u joojisay shaqooyinkii ay ka haysay koonfurta Soomaaliya, taasi waa been waayo deegaannada ay ka taliso Al-shabaab waa kuwa ugu ammaanka badan Soomaaliya" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo ku sugan Muqdisho.
Sarkaal u hadlay WFP ayaa shalay oo Talaado ah wariyeyaasha ugu sheegay inay u joojiyeen shaqooyinkii gargaar ee ay ka hayeen koonfurta Soomaaliya sababo la xiriira ammaan xumo lasoo daristay shaqaalahooda iyo lacago ay ka qaadaan kooxaha dowladda ka horjeeda.
Waxaa nalagu soo rogay qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin inaan bixinno 6-dii bilood oo walba lacag gaaraysa 20,000-Dollar si aan uga shaqeyno deegaannadaas, Inaan shaqaalaheenna ka saarno haweenka iyo handadaad joogto ah, waana sababihii aan ugu dhawaaqnay shaqo-joojinta" ayuu yiri Afhayeen u hadlay WFP.
Waxaase layaab leh in Al-Shabaab ay tiraahdo waxaan wadanka ka saareynaa gaalada, hadana ay ladagaasho WFP wadanka jooga cunana na siiya, walibana waxaan idanka rabnaa lacag cashuur ah amaba baad joogta ah.
somsalgroup@yahoo.com