Title
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Title
Subtitle
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Subtitle
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Login
Search
Heading h1
Heading h2
Heading h3
Paragraph text
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.
Bulleted list
Ordered list
- Link 1
- Link 2
- Fact 1
- Fact 2
Text orientation
Text left.
Text center.
Text right.
Image
(text align left)
Here is place for text.

Here is place for text.
Image
(text align right)
Here is place for text.

Here is place for text.
Text link
Here is a link.
Image link
Text as in image sections above.

Text as in image sections above.
Wararka Maanta
Madaafiic maanta ku dhacday qeybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Beledweyne.
Jimco, 22, Jan, 2010 (SSG) Inkastoo maanta wax dagaallo ah aysan ka jirin goobaha ay isku hor fadhiyaan Xoogagga ka soo kala jeeday Ciidamada Badbaadada Hiiraan iyo Xisbul Islaan ayaa haddana dhinaca kale waxaa mar marka qaar la maqlayaan dhawaqa Madaafiicda oo ku soo dhacaya qeybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada.
Kadib Salaaddii duhur ee maanta ayaa waxaa la maqlayay dhawaqa Qoriga Hoobiyaha ah oo ku soo dhacaya qeybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Beledweyne kaas oo inta la og-yahay sababay dhaawaca qof rayid ah oo markiiba la dhigay Isbitaalka guud ee Magaalada si loo daweeyo.
Goobaha maanta sida weyn loo bartilmaameedsaday ayaa waxaa ka mid ah Xaafadda lagu magacaabo Nuur-xawaad oo qaar ka mid ah Madaafiicdu ku dhacayeen, waxaana xusid mudan in Xaafaddaasi tahay mid inta badan saldhig u ah Saraakiisha Maamulkaciidamada badbaada ee hadda gacanta ku haya Magaalada Beledweyne isla markaana uu ka socdo ganacsi ballaaraan.
Inkastoo dagaallada iyo Xiisadaha ka jira Magaalada Beledweyne yihiin kuwo galay maalintii 12-aad ayaa haddana waxaa wali muuqan hormar ah oo dhinacyada iska soo horjeeda ka sameynayaan Colaadda taagan, walow dhawaan Saraakiisha Maamulka badbaada midnimada Hiiraan ee gacanta ku haya Magaalada Beledweyne ku baaqeen in dadku dib ugu soo laabtaan guryahooda.
Dhinaca kale waxaa wali isku horfadhiya waddada u dhaxeysa deegaannada Nuur-fax iyo Baar-dheere Ciidamo ka kala tirsan Xoogagga ciidamada badbaadinta Hiiraan iyo Xisbul Islaan taasoo wal wal iyo cabis intaba ku heysa qaar ka mid ah dadkii u barakacay deegaannada leysku horfadhiyo kuwaas oo qaarkood bilaabay in mar kale ay barakacaan.
Loolanka iyo is-heysiga u dhaxeeya dhinacyada isku diidan Siyaasadda Soomaaliya ayaan wax dan ah ugu jirin guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed oo ah kuwo ku soo daalay is-jiid jiidka aan dhamaadka laheyn ee kooxaha Soomaalida.
somsalgroup.com
K. M. Cali