Title
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Title
Subtitle
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Subtitle
- Navlink 11
- Navlink 12
- Navlink 121
- Navlink 122
- Navlink 123
- Navlink 13
- Navlink 14
- Navlink 15
Login
Search
Heading h1
Heading h2
Heading h3
Paragraph text
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.
Bulleted list
Ordered list
- Link 1
- Link 2
- Fact 1
- Fact 2
Text orientation
Text left.
Text center.
Text right.
Image
(text align left)
Here is place for text.

Here is place for text.
Image
(text align right)
Here is place for text.

Here is place for text.
Text link
Here is a link.
Image link
Text as in image sections above.

Text as in image sections above.
Waraka maanta
AL - SHABAAB OO LA WAREEGTAY MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN
Sab. 20 december 2009 (SSG)
Wararka naga soo gaaraya magalada Baletweyne waxa ay sheegayaan in xisbiga Al Shabaab ay la waregeen mamulka guud ee magaalada Beledweyne, waxa kaloo ay sheegayaan ay sameyn doonaan maamul cusub.
Saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga Al Shabaab ayaa waxa ay saakay dhaq dhaqaaqyo kawadaan xarunta gobalka iyo saldhiga baliiska ee magalada Beletweyne.
Waxaase is weydiin leh sida fudud oo ay magaala Beletweyne ugula wareegeen xisbiga xisbul Islan ayodoon ay wax dagaal ah aysan ka dhicin.
Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu hishiis hoose dhex maray afhayeenka Al Shabaab iyo afhayeenka xisbul Islan, ka dib markii ay isla garteen in ay Xisbul Islan in ay awood u laheyn in sii joogaan magalada Baletweyne, ayagoo cabsi badan kaqaba beesha Xawaadle.